Kulan deg deg ah oo la iskugu yeeray Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Somalia

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan deg deg ah la iskugu yeeray  xarrunta Guddoonka Iyo Guddiyada ee Villa Hargaysa ee magalaadda Muqdisho. Kulanka guddiga joogtada ah ayaa waxa ay kaga hadli doonaan dejinta Ajendayaasha Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka ee uu 6dii bisha furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane mohamed Abdullahi … Continue reading Kulan deg deg ah oo la iskugu yeeray Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Somalia